Hot Topics

Farmaajo oo sheegay inuu Amniga Doorashada ku wareejinayo Ra’iisul Wasaare Rooble (VIDEO)

Qoraalka ay u dirtay Golaha Ammaanka QM Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo uu Mas’uuliyadda Amniga Doorashooyinka uu ku wareejiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.