Shirkadda Goliska oo maanta dhaqan-galinaysa Amar kasoo baxay Puntland (VIDEO)

Shirkadda Golis oo fulinaysa go`aankii ka soo baxay guddiga xalinta suuqa lacaga Puntland ayaa berri laga bilaabo hakinaysa in adeega “Sahal” la isugu diri karo $1 wixii ka hooseeya.

Tallaabadaan ayaan saamayn doonta Guud ahaan deegaanada Puntland, marka laga soo tago magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo. Guddiga ayaa go’aan kan la mid ah horay u soo saaray, balse dib ugu laabtay.

Halkaan ka Daawo Go’aanada Guddiga Xalinta Puntland.