VIDEO: Madaxweyne Deni oo banaanka keenay XOG la xariirta Wada-hadaladii Afisyooni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo wareysi siinayay Dalsan Tv ayaa ka hadlay qodobada saldhiga u ah doodaha Puntland iyo Jubbaland ee Shirkii horu-dhaca ahaa ee Teendhada Afisyooni, kaas oo uu fashiliyay Farmaajo.