Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka hadlay muddo kororsiga Farmaajo (VIDEO)

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday ee DFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in waxba kama jiraan uu yahay muddo kordhinta Farmaajo uu ka sameystay Golaha Shacabka, aysana aqbali doonin.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10159213859366878&id=742346877