Hot Topics

Muddo kordhinta Farmaajo, waxay lamid tahay waraaqihii hore sida 13 kursi ee Banaadir

Warqad kasoo baxda Golaha ceebaysan oo uu saxiixo hogaamiye kooxeedka soo daahay midan uguma horayn.

Dhawr Warqadood,ayaa jiray oo lagu baadi goobayay mudo kororsi…

1.Warqadii Doorashada Qof iyo Cod.

2.Warqadii 13-kursi ee Gobolka Banaadir.

3.Warqadii Xaliimo yarey ee 13-ka bilood.

Dhamaan Waraaqahaas oo saxiixan lana faafiyay waxay yaalaan Xaafiiska hogaamiye kooxeedka soo daahay midnana kama hirgalin.

Warqada hada ugu danbaysa ee 2-sano wadata waxayba sii dheer tahay kuwii hore waxaa soo diray Gole wakhtigiisii idlaaday.

Iyaduna wadadii kuwii ka horeeyay mareen ayay mari doontaa !!!

Jibril Qoobey.