Hot Topics

Farmaajo oo lagu daray Liiska hoggaamiyayaasha Kali-taliska ah (

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu daray liiska hogaamiyaasha Afrika ee kaligood taliska ah “dictatorship”

Haddii aad Google-ka ku qorto Dictatorship countries 2021 in Africa ayuu ka soo dhax muuqanayaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.