Hot Topics

Guddoomiye Sanyare oo magacaabay Guddiga gurmadka Abaaraha Gobalka Mudug (Akhriso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare (Sanyare), ayaa magacaabay Guddiga Gurmadka Abaaraha Gobalka Mudug, kaas oo ka kooban 19 xubnood.

Halkaan Hoose ka Akhriso Liiska Magacyada xubnaha Guddiga.

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore, Gudoomiyaha Gudiga

Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamud Cabdinuur Aadan, Xubin

Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug Axmed Huruuse Xaashi, Xubin

Cabdicasiis Maxamud Maxamed, Xubin

Caasho Geele Diiriye, Xubin

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Mudug Shugri Cabdi Cali, Xubin

Gudoomiyaha Dallada Dhalinyarada Gobolka Mudug Cabdiqani Cismaan Yuusuf, Xubin

Dr. Aadan Maxamed Cigaal, Xubin

Sh Cabdicasiis Cali Axmed, Xubin

Nabadoon Sh Cabdiweli Diiriye Xasan, Xubin

Sheikh Jaamac Cabdi Caynab, Xubin

Xirsi Cabdulqaadir Cali dheeg, Xubin

Maxamud Aw faarax Axmed, Xubin

Farxaan Maxamud Aadan, Xubin

Cabdishakuur Xirsi Qureex, Xubin

Cabdiraxmaan Cumar dheere, Xubin

Maxamed Cabdulaahi indhool, Xubin

Maxamud Cabdulaahi Quute, Xubin

Aways Cabdi Jarato, Xubin