Hot Topics

Jenaraal Indha Cadde “Dagaalku waa sharaf mar hadaad weyso nabad”

Jenaraal Indha Cadde, oo ka hadlayay xaalada kacsan ee ka jirta Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaalka uu yahay sharaf, hadii la waayo Nabad.