Jaamacadaha Magaalada Muqdisho oo la fasaxay iyo xaalada oo cakiran

Jaamacadaha oo fasaxay ardayda kaddib dagaalka ka billowday Muqdisho!

Jaamacadaha Simad, Benaadir, Hormuud, Somalia, Horseed & Himilo ayaa shaaciyey in dagaalka kasocda Caasimadda Muqdisho awgi aysan suuragal ahayn sii socoshada Waxbarashada iyaga oo kala diray ardaydooda sidaas oo kalana waxa ay dib u dhigeen Imtixaanadii la qaadi lahaa.

Dagaalka maanta oo Axad ah ka billowday degmooyinka Muqdisho Qaarkood ayaa horseeday saameyn xun oo taabatay hay’adaha Waxbarashada dalka