Hot Topics

Jubbaland “Heshiiskii 17-Sep waa kan kali ah ee lagu amba qaadi karo doorashooyinka”

Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay qaateen Galmudug iyo Hirshabeele, kaas oo ay ku diideen mudo kororsiga sharci darada ah ee Mohamed Abdullahi Farmaajo.

“Waxaan aaminsanahay heshiiska 17 Sep inuu yahay waxa kaliyah ee laga amba qaadi karo doorashooyin loo dhan yahay oo dalka ka dhaca.”