Hot Topics

Mareykanka “Farmaajo waxaa ku boorinaynaa inuu aqbalo wadada cad..”

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka ay kaga horyimaadeen muddo kordhinta Farmaajo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah, iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle, iyadoo ugu baaqday Farmaajo inuu ku biiro.

“Waan ku amaaneynaa@MrQoorqoor,@AliGuudlaawe, iyo@MaxamedHRobleka soo horjeedka muddo kordhinta iyo taageerida heshiiska doorashada ee Sebtember 17. Waxaan ku boorrinaynaa@M_Farmaajoin la aqbalo wadada cad ee wadahadalka iyo nabada.”