Hot Topics

Puntland iyo Kenya oo heshiis ku gaaray magaalada Nairobi (Sawirro)

Puntland iyo Kenya ayaa Magaalada Nairobi ku gaaray heshiis iskaashi, kaas oo tababaro aqoon kororsi ah loogu sameynayo Shaqaalaha Dowladda Puntland.

Heshiiska oo ay u saxiixeen Labada dhinac Agaasimayaasha Machadka tababarada Shaqaalaha ee Puntland iyo Kenya ayaa dhigaya in tababaro xiriir ah loo samayn doono Shaqaalaha Dowladda Puntland.