Hot Topics

Madaxweyne Laftagareen oo cafis u fidiyay maxaabiis ku xirnaa xabsiga Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Maxamed Xasan Lafta-gareen ayaa cafis u fidiyay 10 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Magaaladda Baydhabo, munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed.