Hot Topics

Ma dhab baa in Farmaajo iyo Fahad soo xuleen qaar kamid ah xubaha Guddiyada Doorashooyinka ?

Gudiyadii Doorashada ee ay soo gudbiyeen Maamulada Hir-shabelle iyo Koonfur-galbeed,waxaa aad udhex xushay Farmaajo iyo Fahad.

Inta badan Xubnaha Gudiyadaas labada Maamul,waxaa soo xushay kooxdaas,sida ay xaqiijinayaan ilo xog ogaal ah.

Kooxda Farmaajo iyo Fahad waxay hada ku dagaalamayaan Gudiyada Galmudug siday usoo xulan lahaayeen.

Jibril Qoobey.