Hot Topics

VIDEO: Mashaariic waa weyn oo laga daah-furay deegaanada Puntland

Wasaaradda Qorsheynta, Hormarinta dhaqaalaha, iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Puntland ayaa ka daah-furtay magaalada Garoowe 5 Mashruuc oo waa weyn, kuwaas oo laga hirgalinayo deegaanada Puntland.