Hot Topics

Aķhriso: Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa ku dhawaaqay Liiska Tartamayaasha kuraasta xubnaha ay Puntland ku leedahay Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Kuraastan oo ah 11, ayaa waxa xubnaha loo magacaabay inay ku tartamaan, waxaa kamid ah Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole oo horey ugu mid ahaa Aqalka Sare, Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab), Wasiiro katirsan Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Deni iyo Guddoomiyaha Gobalka Bari.

Idilnews