Hot Topics

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida AUN Cabdullaahi Abyan

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida AUN Cabdullaahi Abyan Nuur, Guddoomiyihii Guddiga xallinta khilaafaadka Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya,

“Alle ha u naxariisto oo janadii hageeyo Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Cabdullaahi Abyan Nuur oo ku geeriyooday Muqdisho.”

“Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynaya dhammaan ummada Soomaaliyeed, xubnaha guddiga xallinta Khilaafaadka Doorashadda, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday.”

Idilnews