Laftagareen Oo sii daayay Xubnihii harsanaa Ee Aqalka-sare

Koonfur-galbeed oo soo saartay Sadex Xubnood oo ka harsanaa Liiska Tartamayaasha Xubnaha Aqalka Sare Koonfur-Galbeed ku matali doona Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya.