Hot Topics

Saddex Senator oo cusub oo maanta lagu doortay magaaladda Baydhabo (VIDEO)

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta doortay 3 Senator oo cusub, kuwaas dhameystir u noqonaya 8 Senator ee KGS ku leedahay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Saddexda Senator ee cusub ee la doortay ayaa kala ah;

1. Senator Xasan Xuseen Xaaji
2. Senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim Xaabsade
3. Senator Cali Shiikh Maxamuud Gacal

Idilnews