VIDEO: Gurmadka dadkii laga soo raafay Laascaanood oo looga dhawaaqay Gaalkacyo

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore iyo Maayarka Gaalkacayo ayaa Daah-furey Gurmarad Walaalaha Laascaano laga soo Raafey Loogu Gurmadayo.

Ujeedka Gurmadka Loodaah furey ayaa ah sidii loo caawin lahaa Dadka Walaalah ah Ee Laascaano laga soo Raafey.

Idilnews