Warar murugo leh oo kasoo baxaya baarista Dilkii Ikraan Tahliil!

Waxaa soo baxaya warar murugo leh oo ku Aadan baarista Dilkii Ikraan Tahliil!

Baaritaankii kiiska,ayaa la sheegayaa in lagu soo gabagabeyn doono in uusan jirin wax cadeymo ah oo la hayo.

Ujeedka warbixinta soo bixi doontaa waa in la yiraahdo cadayn looma hayo Ikraan in ay ku dhimatay gacanta Nisa,isla markaana Qof loo Maxkamadayn karaa uusan jirin Kiiskeeda.

Hadii Rooble qayb ka noqdo Warbixintaas oo uu aqbalo,waxaa xaqiiq noqon doonta in uu iibsaday cadaaladii Ikraan.

Shacabka Somaliyed ee damiirkoodu nool yahay,waa in aysan aqbalin warbixintaas lagu tijaabinayo damiirkooda.

Jibril Qoobey.