Hot Topics

Maxaa looga hadlay Shirka Khamiislaha Ee Golaha Wasiirada Puntland?

Garoowe: 25 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay ario ay ugu waa weynaayeen…

1. Amniga

2.Heerka Covid-19 ee Puntland

3. Warbixinta Gobollada Puntland.

4.Guud ahaan xaaladda Somaliya.