Hot Topics

Video:-Daawo Khudbadii Madaxweynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni

Madaxweynaha Dawladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa khudbad ka jeediyaya xaflada xilwarejinta Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland oo ka dhacaday magaaladda garowe.

Halkan ka daawo muuqaalka