Hot Topics

Video:-Wasiirka Maaliyada oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Bosaso

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi aya kormeer shaqo ku tagay Kastamka Wasaaradda Maaliyadda ee Garoonka diyaaradaha Bosaso,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka