Hot Topics

Xarunta Maaraynta Khayraadka Biyaha Ee Puntland oo la hirgeliyay

Dowlada Puntland oo hirgelisay Xarunta Maareynta Khayraadka Biyaha iyo Dhulka.

Waa Xarun loo baahnaa oo wax weyn kusoo kordhin doonta Puntland,waase hadii aan Qolo gaar ah gacanta loo gelin oo laga dhigan Mashruuc si gaar ah looga macaasho.

Baahi weyn ayay Puntland uqabtay Xaruntaas.