Hot Topics

Midowga Musharaxiinta oo soo dhaweeyay talaabada Rooble

Qoraal kasoo baxay Midowga Musharaxiinta,ayaa lagu yiri sida tan…

“Midowga Musharraxiinta wuxuu soo dhaweynayaa tallaabada uu xilka kaga qaaday Ra’iisulwasaare Rooble xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka si loo xaqiijiyo hufnaanta doorashooyinka, loogana hortago ku xadgudubka xuquuqda muwaadinka, laga fogaado wax kasta oo keeni karana cadaalad darro,Goluhu wuxuu garab istaagayaa tillaabo kasta oo lagu saxayo geedi- socodka doorashada. Si loo helo caddaalad waa in dib looga laabto go’aannadii Guddiga ay hore u gaareen, lana qabto dacwooyinka laga soo gudbiyey kuraasta kale”

Halkan ka akhriso warka kasoo baxay Midowga Musharaxiinta.