Hot Topics

Hoobiye lagu soo tuuray Agagaarka Bosaso

Hoobiye,ayaa laga soo tuuray dhanka Buuraha Girible ee Bosaso,waxuuna ku dhacay cirifka hore ee Magaalada.

Majiro cid wax ku noqotay Hoobiyahaas oo ay soo tuureen kooxda argagixisada ah ee Daacish.

Magaaladu aadbay udegan tahay oo Noloshu si caadi ah ayay usocotaa.