Faahfaahin Xabadaha ka dhacay Gaalkacyo

Xabada ka dhacay gudaha Magaalada Gaalkacyo,ayaa ahaa Weerar markii hore ay soo qaadeen Koox Cabtooy ah.

Cabtooyda,ayaa Bar Kayntarool Xabado kusoo riday,taasoo taalay Aaga Ex-Warsgada Kabista ,waxaana ka dhashay khasaare dhaawaca Hal askari oo Boolis.

Ciidanku waxay ku jireen baacsami Khamri oo ay xogteeda heleen xiliga lasoo Weeraray.

Hawlgalo Amniga lagu xoojinayo,ayaa si weyn uga socda Gaalkacyo oo waayahan danbe amnigeedu aad usoo hagaagay.