Booliska Mudug oo weeraray Goob khamrida lagu gado

Xerada kabista waxaa mudo ku dhow saacad ka socotay is rasaasayn u dhaxaysay Ciidamada Puntland iyo Rag Cabtooy ah,

khasaare,ayaa jira balse xiliga oo habeena weli faahfaahin lagama heli karo.