Video:-Dhoobo Daareed oo markale soo rogaal celiyay fariina udiray….

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Dhoobodaareed,ayaa muuqaal uu soo duubay,waxuu kaga hadlay arimo muhiim ah oo ay ugu horeeyaan xaalada Bosaso ee haatan iyo dhacdooyin horay udhacay oo ay ku jirto midii isaga xilka looga tuuray.

Halkan ka daawo muuqaalk