Hot Topics

Madaxweyne Deni oo iskugu yeeray Isimada iyo Saraakiisha Ciidamada

Maanta,waxaa dhacaya kulanweyne uu iskugu yeeray Madaxweyne Deni.

Kulanka,ayaa waxaa iskugu imaanaya Isimada iyo saraakiisha Ciidamada.

Kulankan,waa is dhexgal buuxa oo lagu xoojinayo heshiiskii Dhacay.

Talaabadan,ayaa ah mid loo baahnaa oo soo afjaraysa kala shakigii,isla markaana xoojinaysa wada shaqaynta.

Jibril Qoobey.