Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo Afar Askari ka dhimatay

Ilaalada Madaxtooyada Puntland,ayaa Shil gashay,waxaana ku dhintay Afar Askari,iyadoo ay ku dhaawacantay 7-kale.

Shilka,ayaa ka dhacay Aaga Dangoronyo,waxayna ahaayeen Gaadiidka Ciidamada ee galbiya Madaxweynaha.

Deni,ayaan la socon Gaadiidka Madaxtooyada,waxayna ahaayeen Askartii Madaxtooyada oo kaliya.

Madaxweyne Deni,ayaa socdaal cirka ah ku tagaya Garowe Maanta.