Hot Topics

Maxaa kasoo baxay kulankii isimada iyo Madaxweyne Deni ?

Mid ka mid ah kulamadii dhexmaray Madaxweynaha iyo isimada ee waxtarka ahaa.

Qodobada ugu waa weyn oo mid ka mid ah laga xusi karo,waxuu ahaa kulansiinta Saraakiisha Ciidamada iska soo horjeeday.

Agaasimaha PSF,Talyaha Ciidanka Daraawiishta iyo Talyaha Booliska,ayaa gaar ukulmay,waxayna astaysteen Maalin iyo Goob ay ku jaangoostaan jadwalkooda shaqo.

Todobaadyada soo socda,waxaa bilaaban doona hawlgalo amni oo ay wada fulin doonaan Ciidamada oo midaysan.

Arinkii Bosaso ee cakirnaa waa furdaamay ugu danbayn.

Jibril Qoobey.