Hot Topics

Dab ka kacay kaydka Saadka Ee Ciidamada Amisom

Dab,ayaa ka kacay xarunta Saadka ee Ciidamada Amisom oo ku dhextaala Xalane.

Xarunta saadka Ciidamada Amisom waxaa u dhow Teendhada Afisyooni ee shalay ay isla booqdeen Ra’iisul Wasaaraha Somaliya mohamed Xuseyn Rooble iyo Safiirka Mareykanka ee Somaliya.

Meesha Dabku ka kacay,waxaa kaloo u dhow safaarado iyo Xarunta Midowga Yurub ee Somaliya.