Hot Topics

Sidee loo arkay Musharaxnimada Deni Ee Madaxweynaha Fadaraalka ?

Marka uu ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne Fadaraal ma jirin dareen isbadalay iyo Dad u istaagay oo soo dhaweeyay.

Waxaa wajigiisa ka muuqatay carro uu ka qaaday dareenka hooseeya ee lagu soo dhaweeyay Musharaxnimadiisa.

Gobolada Puntland oo aan la xiriiray,waxaan ka ogaaday in Dadku kuugu jawaabayaan Erayga ah “Rabi hana dhaafiyo”.

Muqdisho oo aan la xiriiray Caawa Dadku waxay qabaan aragti oranaysa “Hana caayina reer Puntland-noow Nin aad kasoo quusateen nama xukumayo Anaga”.

Guud ahaan Shacabka Somaliya waxay ka qabaan aragti isku dhow oo niyad jab ah hanka Deni.