Video:-Guudlaawe oo booqday goobihii Qaraxyadu ka dhaceen Ee Beledweyne

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraro ay argagixisadu la eegteen.

Halkan ka daawo muuqaalka