Hot Topics

Booliska Kenya oo ku guulaystay qabashada Dadkii weeraray Raila

Ciidamada booliska Kenya ayaa sheegay in ay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan ilaa 17-qof oo lala xiriirinayo inay qeyb ka ahaayeen weerar dhagax tuur ahaa oo lagu qaaday diyaariyada uu la socday musharaxa xisbiga Azamio, horayna u soo noqday Ra’iisal Wasaaraha Kenya Rail Odinga.

Xubno ka tirsan Xisbiga Azimio ee Raila,ayaa falkaas ku tilmaamay shirqool loo maleegayay hoggaamiye Raila Odinga.