Hot Topics

Video:-Muuse Geelle oo ka warbixiyay diyaargarowga dhaarta Xildhibaanada

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada heer Federaal ee FEIT Muuse Geelle Yuusuf oo ka warbixinaya diyaar garowga dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka