Hot Topics

Video:-Ciidamada Difaaca Puntland waa bogaadinayaa

Ciidamada Difaaca Puntland waa bogaadinayaa”

Dib udhiska Ciidan Qaran waa Qodob ka mid ah Qodobadii horyaalay Dowlada Fadaraalka Somaliya 4-sano ka hor,balse ay ku fashilantay fulintiisa.

Majiro Maanta Ciidan Qaran oo Somali wada leedahay oo ay ku faani karto,waxaase jira Ciidamo gaar-gaar ah oo ay leeyihiin Maamulada Somaliyed.

Puntland waa mid ka mid ah Maamuladaas dhisay Ciidamo kala duwan oo Somaliyed sugayana in ay la midoobaan Ciidamada Maamulada kale.

Dib udhiska Ciidamada Somaliyed ilaa Sadex jeer,ayaa laga fariistay gudaha iyo dibada Dalka,waxayse ka socon waayeen qorshayaashii la dajiyay Farmaajo.

Dib udhiska Ciidan Somaliyed waa Qodob muhiim ah oo weli taagan sugayana hogaamiye aragti leh oo daacadnimo ka gala,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka