Hot Topics

Wasiirka Arimaha Dibada oo lahaa masuuliyada shaqaaqada Gaalkacyo

Wasiirkii Arimaha dibada oo Gaalkacyo ka bilaabay hubayn maleeshiyaad”

Gaalkacyo,waxa ka dhacay,waxaa ka danbeeyay si rasmi ah Wasiirka Arimaha dibada Cabdi Siciid.

Maalin ka hor,ayuu soo galay Magaalada,isagoo ku andacoonaya Guri,ayaan ka dhisanayaa.

Maalinkuu yimid Gaalkacyo amni iyo kala danbayn buuxa,ayaa ka jiray.

Cabdi-Siciid waxuu bilaabay kulamo iyo abaabul looga soo horjeedo Nidaamka.

Magaalada waa yimid,waxuuna samaystay ilaalo,isagoon ogaysiin maamulka lana kulmin masuuliyiintii Gobolka.

Kadibna,waxuu bilaabay shirar mucaaradku ah nidaamka meesha ka jira in uu ka qaybgalo.

Hadafka uu uyimid Gaalkacyo,waa in Deni dhabarka laga jabiyo oo culays gadaal laga saaro si Xamar looga mashquuliyo.

Jibril Qoobey.