Hot Topics

Dhagayso:-Muxuu ka yiri Sh.Aadan Madoobe Xildhibaanada Gedo?

Wareysi gaar ah oo Sh. Aden Madoobe siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da,ayuu uga hadlayarimo ay ugu waa weynaayeen..

1.Waxa ay uga dhigan tahay in xilka Guddoonka baarlamaanka mar kale loo doorto.

2. Howlaha ugu waaweyn ee horyaala ee mudnaanta u leh.

3.Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

4.Waxa laga yeelayo xildhibaanada 32-ka ah ee ka socda gobolka Gedo,.

Halkan ka daawo muuqaalka