Madaxweyne Axmed oo hanbalyo ka diiray munaasabada Ciida

Ciid Wanaagsan

Waxaan guud ahaan Ummada Islaamka ah, Shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Jubaland ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul fidriga.

Waxaan ugu baaqayaa qof walba inuu maalmahan farxadda leh ooga qeyb qaato ka farxinta dadkeena taagta daran si ay u dareemaan ahmiyadda ay maalmahan u leeyahiin umadda Islaamka ah.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland.