Qiimayntii ugu danbaysay Diyaar garowga Deni Ee Doorashada

Aad bay rajada Deni ufiican tahay cid guusha uga dhow ma jirto sida ay ushaqeeyeen Kooxdiisu markii la qiimeeyo calafkana laga reebo.

Qiyaastii 90-100,ayuu ka kacayaa wareega koobaad sida loo badinayo.

Xildhibinaadii Puntland iyo Jubaland intii la filayay in ay ka lumaan wax aad uga kooban baa ka lumay oo fara ku tiris ah.

Dirta Koonfureed iyo Dirta Waqooyi cod fiican buu ka helayaa.

Sidoo kale Koonfur-galbeed iyo Beelaha Hawiye cod buu ka helayaa.

Jibril Qoobey.