Hot Topics

Maxay ku salaysan tahay casuumada Baarlamaanka Madaxweyne Xasan usameeyay ?

Sida aan ka soo xigannay barta rasmiga ah ee golaha shacabka, madaxweynaha Soomaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya u sameeyay casho sharaf, caawa ka dhici doonto gudaha madaxtooyada dowlada Soomaaliya.

Lama oga sababta ka danbeysa balse waxay ku soo aadday dhowr maalmood markii madaxweyne Xassan xilka loo caleema saaray.

Qoraalka la soo dhigay barta golaha shacabaka ayaa sida tan u qornaa,

“Maanta oo Axad ah Tariikhdu tahay 12 June, Madaxweynaha JFS ayaa casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada. Saacadu waa 07:00 fiidnimo bacdal maqrib Goobta Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya”