Miyaa looga adkaaday loolanka Siyaasada Cirro iyo Faysal?

Siyaasiyiinta Labada Xisbi mucaarad ee Somaliland,waxay umuuqataa in looga adkaaday loolankii Siyaasada.

Si kale hadii loo yiraahdo Siyaasiyiintii Garxajis,waxaa markale ka ilaashay hogaaminta Somaliland isbahaysigii H.Awal iyo H.Jeclo.

Saakay,iyagoo haysta 3-da Xisbi ee sharciyan jira Labo ka mid ah,ayaa dusha laga maray oo la baaba’shay Xisbiyadoodii.

Muuse waan-waan walba oo la hor dhigay waa iska diiday hadana xaalku,waxuu marayaa war ku darso hadaad rabto ee nala hadal.

Labo Wado kaliya,ayaa ufuran Siyaasiyiinta Beelweynta Garxajis….

1.In ay u hogaansamaan Amarka Madaxwayne Biixi oo ay raaciyad noqdaan,taariikhdana ugasho isla goos-goosiga Gobeedna ka haraan.

2.In ay Xabada ridaan qiimo walba oo ay ugu kacdo,wax la maareeyo colaad baa ugu xun,iyaduna marbay xal noqotaa.

Jibril Qoobey