Miisaaniyada Sirdoonka Puntland way mudan tahay in kor loo qaado

Nabad,Amni iyo Sirdoon hadii laysla helo waa sugan yahay Amniga Guud.

Inkastoo Deni horay usii dhaqaajiyay dib uhabayntii Ciidanka ee Qori isku dhiibka ahayd,hadana ma dhamaystirin.

Muda xileedka uharayna kuma filna in uu soo afmeero qorshsha Amni buuxa,waase mid uu ku wareejin doono Xukuumada xigta.

Puntland baahida ugu weyn ee dhanka amniga ka haysata waa sirdoonka oo aysan gelin dhaqaalihii loo baahnaa.

Ugu yaraan miisaaniyadeeda boqolkiiba Toban ka mid ah in sirdoonka loo leexiyo ayay ubaahan tahay.

Jibril Qoobey.