Hot Topics

Muxuu isku casilay Wasiir ku xigeenkii Qorshaynta Ee cusbaa?

Wasiir ku xigeenka Qorshaynta ee iscasilay,waxaa ka danbeeya Sacdiyo Salaad.

Wasiiru-dowlaha Maaliyada ayay la rabtay oo lagula balamay.

Balse waa looga baxay,waxayna ku baraarugtay,isagoo ku qoran Wasiir ku xigeenka qorshaynta Fadaraalka.

Waxuu kasoo jeedaa Puntland,gaar ahaan Beesha Carab-saalax.

Dadka falanqeeya Siyaasada,waxay qabaan in Wiilku deg-degay oo Wasiir ku xigeenka Qorshayntu ahayn meel layska casilo saldanaduna yar-yaraysi aysanba lahayn.

Su’aashu waxay tahay ma loo joojin doonaa mise si fudud,ayaa loo buuxsan doonaa booskaas?

Kolay,iyada,waxaa maqaam xumo ugu filan in Gudoomiye xigeenkeedii goyn waayay Wasiiru-dowle!!