Hot Topics

Video:-Shirweynaha Haweenka Puntland Ee ka qaybgalka Doorashooyinka Oo Garowe ka furmay

Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb galka doorashooyinka dowladaha hoose oo Garowe ka furmay.

Muddo Sadex Cisho ah oo uu socon-doono waxaa looga arrinsan-doonaa sida Haweenku ay kaalin muuqata ugu yeelan lahaayeen Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka