Hot Topics

Video:-Madaxweyne Xasan”Midnimada xoog kuma doonayno,idinkuna goosashada xoog haku doonina”

 

Madaxweyne Xasan Shiikh “Maamulka Somaliland waa in uu dhageystaa rabitaanka dadka ree Sool,Midnimo ayaan rabnaa dadka laguma colaadinkaro sida aan idinkaba la idinkugu colaadineynin aragtida gooni u goosadka,Walaalka midnimada doonayana waxaan u sheegayaa midnimada nabad,ayaan ku rabnaa.”Ayuu yiri M.Xasan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka