Beesha Caalamka oo uhakatay dooda Puntland Ee khilaafka D.Fadaraalka

Beesha Caalamku waa qaangaar siyaasiya oo waaqiciga iyo soo jireenka sooyaalka Siyaasadeed ee Somaliya la socota,isla markaana tixgelisa.

Markii laga hadlayo Dowlad dhis iyo horumar Somaliyed waa khasab in la helo doorka Puntland ee curadnimo.

Puntland waxay la wadaagtay BC aragtideeda iyo doodeeda fashilka haysta hay’adaha fadaraaliga ah ee Somaliyed.

BC waa ka garowday,waana tixgelisay dooda Puntland,wayna qirtay doorkeeda shariifka ah.